Wareysi: Sidee qaxootiga Soomaalidu uga faa'iideystaan fursadaha Australia?

Aweys Xasan Mooge

Aweys Xasan Mooge

Dalka Australia waxaa ku nool kumanaan Soomaali ah oo laga soo qaaday xeryaha xaqootiga ee ku yaal dalal badan oo ay Eritrea ka mid tahay, kuwaas oo la dejiyay magaalada Brisbane ee gobolka Queensland

Aweys Xasan Mooge oo ka mid ahaa qaxootiga laga soo qaaday Eritrea ayaa wariyaha VOA-da dalka Australia Ibrahim Cumar Baafo ugaga warramay farqiga u dhexeeya noloshii qaxootinimada iyo tan uu hadda ku heysto Australia.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Sidee qaxootiga Soomaalida ah uga faa'iideystaan fursadaha Australia?