CAIRO —
Dowlada Suudaan ayaa soo jeedisay in heshiish ku meel gaar ah lala galo dowladda Ethiopia, si xal loogu helo xiisada biyo-xireenka kahor buuxintiisa.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa magaalada Qaahira ka soo diray wariyaha VOA-da ee bariga dhexe Xuseen Saxnuuni.
Your browser doesn’t support HTML5
Maxaa ka cusub xiisadda webiga Nile?