Roobab duufaan wata oo dad ku dilay Australia

Roob dabeylo watay oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka da'ay gobolka Victoria ee dalka Australia ayaa khasaare naf iyo maalba leh u geystay dadka gobolkaas, waxaana daadad xoogan oo ka dhashay ay sidoo kale waxyeello u geysteen adeeggii korontada iyo biyaha.

Warbixin waxaa magaalada Melbourne ee dalka Australia nooga soo direy wariyaheena Ibrahim Cumar Baafo.

Your browser doesn’t support HTML5

Roobab duufaan wata oo dad ku tilay Australia