Dowladda Zimbabwe oo diidday tallaalka Johnson & Johnson

Dowladda Zimbabwe ayaa la kulmaysa cambaareyn ah inay diiday saddex milyan ee tallaalka Johnson & Johnson ee COVID-19, kaas oo dhawaan loogu deeqay.

Wariyaha VOA-da Columbus Mavhunga ayaa Warbixintan soo diray, waxaana soo koobaya Ibrahim Hassan Daandurey.

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Zimbabwe oo diidday tallaalka Jonhson & Johnson