Muxuu yahay walaaca ay qabaan ganacsatada Soomaaliyeed ee Melbourne?

Ganacsatada Soomaaliyeed ee magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa walaac ka muujiyey xayiraadda lasii kordhiyey ee lagu xakamaynayo xanuunka CIVID-19.

Wariyaha VOA-da ee Qaaradda Australia Ibrahim Cumar Baafo ayaa warbixin amuurahaasi ku saabsan inooga soo diray magaalada Melbourne.

Your browser doesn’t support HTML5

Ganacsatada Soomaaliyeed ee Melbourne oo walaac ka muujiyay xayiraada COVID-19