TORONTO —
Soomaalida dalka Canada ayaa ka walaacsan dilalka dhallinyarada oo wali ka socda gollolada kala duwan ee dalkaas, iyadoo dilalkan qaarkood lala xiriirinayo dhallinyaro kale oo Soomaali ah.
Ugu yaraan saddex dhallinyaro oo Soomaali ah ayaa lagu dilay magaalada Toronto tan iyo billowgii sanadkan.
Wariyaha VOA-da ee waddanka Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan Toronto inooga soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Soomaalida Canada oo ka walaacsan dilalka dhallinyarada oo soo badanaya