UK oo sheegtay in markii ugu horreysay qofna aanu u dhiman COVID-19

Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay markii ugu horeysay ilaa bishii Maarso ee sannadkii 2020 in aanay cidi u dhiman xanuunka Covid19, waxaana daraasad ay dowladdu soo saartay ku sheegtay in 3,165 oo qof laga helay nuuca xanuunkan COVID-19 ee ka yimid India, kaas oo soo gaaray UK.

Warbixin ku saabsan arrintan waxa magaalada London inooga soo diray wariyaha VOA-da Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Your browser doesn’t support HTML5

UK oo sheegtay in markii ugu horreysay qofna aanu u dhiman COVID-19