Masar oo qaadday xayiraadihii COVID-19

Madaxweynaha Masar Abdel-Fattah al-Sisi

Dowladda waddanka Masar ayaa soo saartay amarro lagu furayo goobaha lagu caweeyo iyo maqaayadaha, kuwaas oo xiliga habeenkii ah ay saarneyd xannibaadda COVId-19.

Warbixintan waxaa magaalada Qaahira ka soo diray wariyaha VOA-da Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Dalka Masar oo qaaday xayiraadihii COVID-19