Qoysaska waddanka Shiinaha ayaa loo fasaxay inay dhali karaan ilaa seddex carruur ah kaddib tirakoobkii ugu dambeeyey oo lagu ogaaday in hoos u dhac uu ku yimid tirada carruurta ku nool dalkaas.
Warbixintan waxaa magaalda Melbourne ka soo diray wariyaha VOA ee Qaarada Australia & Koonfurta Asia Ibrahim Cumar Baafo.
Your browser doesn’t support HTML5
Qoysaska Shiinaha oo loo oggolaaday inay dhali karaan saddex carruur ah