Gobolka Victoria oo dib loogu celiyay xayiraaddii COVID-19

Magaalada Melbourne ee gobolka Victoria ayaa lagu soo rogay xayiraad kaddib markii uu ka dilaacay cudurka COVID-19, iyadoo tirada dadka laga helay xanuunkan ay sii kordheen maalmihii la soo dhaafay.

Warbixnta waxaa magaalda Melbourne ka soo diray wariyaha VOA-da Ibrahim Cumar Baafo.

Your browser doesn’t support HTML5

Gobolka Victoria oo dib loogu celiyay xayiraaddii COVID-19