Barnaamijka Martida Makarafoonka

Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa marti ku ah Prof. Cabdiraxmaan Cabdiqani Ibrahim oo ah guddoomiyaha Xisbiga Cahdi, islamarkaana ah falanqeeye ka faallooda arrimaha siyaasadda Soomaaliya oo ku sugan magaalada Muqdisho.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Martida Makarafoonka