Xabbad-joojintii Israel iyo Hamas oo hirgashay

Israa'iil iyo Falastiiniyiinta ayaa heshiis xabbad joojin ah ka gaaray dagaalkii Gaza ka billowday 11-kii bishan. Xabbad joojinta ayaa bilaabatay gelinkii hore ee Jimcaha maanta ah. waxaana woxogaa xasilooni ah laga dareemay Gaza iyo Israel.

Sahra Ciidle Nuur ayaa inoo soo koobaysa wararkii ugu danbeey ee dagaalka Gaza.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Xabbad joojinta Hammas iyo Israel