Wararkii ugu dambeeyay duqeymaha Israel ee Gaza

Ra'isul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa sheegay inay sii wadi doonaan duqeymaha ka dhanka ah marinka Gaza ee dhulka reer Falastiin, waxaana duqeymahan ay soconayaan todobaadkii labaad, iyadoo ay ku dhinteen ugu yaraan 200 oo Falastiiniyiin ah.

Wararkii u dambeeyay ee xiisadda ka taagan Gaza waxaa Qaahira ka soo diray Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyay duqeymaha Israel ee marinka Gaza