Muslimiinta Mareykanka oo qaadacay munaasabad uu ku casuumay Aqalka Cad

Ururada Muslimiinta Mareykanka ayaa qaaddacay munaasabad uu Aqalka Cad ugu tala-galay dabaal-dagga ciidul-fitriga, taasoo ku dhici laheyd muuqaalka tooska ah ee Internetka, Axaddii shalay.

Hoggaamiyaasha Muslimiinta America ayaa qaaddacaada ku sifeeyay cabashadooda ku aadan wax ay u erkaan taageerada maamulka Biden ee rabashadaha Israel ay ku waddo Falastin.

Wariyaha VOA-da ee Aqalka Cad Patsy Widakuswara ayaa warbixintan ka diyaarisay, waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Muslimiinta Mareykanka oo qaadacay munaasabad uu ku casuumay Aqalka Cad