Ururka Isbaheysiga Islaamka oo ka shiraya xiisadda Gaza

Dowladaha ku bahoobay Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa shir ka yeelanaya maanta oo Axad ah xiisadda dagaal ee socota marinka Gaza ee dhulka reer Falastiin, waxaana shirka ku baaqay boqortooyada Sucuudiga.

Faahfaahinta warkan waxaa Qaaahira ka soo diray Xuseen Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Ururka Isbaheysiga Islaamka oo ka shiraya xiisadda Gaza