Martida Makarafoonka: Ardayda Soomaalida ee Turkey

Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa marti ku ah Xassan Maxamed Cabdi oo ah Guddoomiye Ku-xigeenka jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkey. Waxaa barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya, Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka