Falastiin iyo Israel oo xabbad-joojin loogu baaqay

Waxaa si xowli ah u socda dadaallada lagu doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda dagaal ee ka dhexeysa Falastiin iyo Israel, waxaana dalalka Imaaraadka Carabta, Masar iyo Mareykanu ay labada dhinaca ka dalbadeen xabbad-joojin deg-deg ah.

Warbixintan waxaa Qaahira ka soo direy wariyaha VOA Hussein Osman Sahnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Falastiin iyo Israel oo xabbad-joojin loogu baaqay