Sidee looga ciiday magaalada Melbourne ee dalka Australia?

Muslimiinta Melbourne oo ciidaya

Muslimiinta Melbourne oo ciidaya

Magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa sanadkan Muslimiinta halkaasi ku dhaqan oo Soomaalidu ay ka mid tahay waxay u dabbaal degayaan iyadoo laga qaaday xayiraaddii Covid19 oo saameysay ciiddii sanadkii hore.

Ibraahim Cumar Baafo ayaa Melbourne warbixintan nooga diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Sidee looga ciiday Australia?