Minneapolis: Maxay Ciidul-Fitriga sanadkan uga duwan tahay kuwii hore?

Abdullahi Farah, Agaasimaha Masaajidka Abuubakar Siddiiq

Meelo badan oo ka mid ah gobolka Minnesota oo Soomaali badani ay deggan yihiin ayaa sanadkan ciidda loogu diyaar garoobaya, iyadoo Mareykanka malaayin qof laga tallaalay cudurka COVID19 oo saameyn ku yeeshey hab nololeedkii bini’aadamka.

Haddaba, sanadkan muxuu kaga duwan yahay sanadkii hore. Wariyaha VOA Maxamuud Mascadde ayaa arrimahan ka wareystay Abdullahi Faarax, oo loo yaqaan Abdulwajid oo ah Agaasimaha Masaajidka Abuubakar Siddiiq.

Your browser doesn’t support HTML5

Minneapolis: Maxay Ciidul-Fitriga sanadkan uga duwan kuwii hore?