MELBOURNE —
Magaalada Melbourne ee gobolka Victoria ayaa kiiskii ugu horeeyey ee COVID-19 laga helay muddo ka badan laba bilood, iyadoo qofka laga helay uu degenyahay xaafadaha Soomaalidu ku badanyihiin.
Warbixintan waxaa magaalada Melbourne ka soo diray wariyaha VOAda Ibrahim Cumar Baafo.
Your browser doesn’t support HTML5
Melbourne oo laga helay kiiskii ugu horreeyay ee xanuunka COVID19