20 qof oo lagu dilay duqeymihii diyaaradaha Israel ee Gaza

Saraakiisha caafimaadka Falastiin ayaa sheegay in ugu yaraan 20 qof oo ay ku jireen sagaal carruur ah ay ku geeriyoodeen duqeyn ay Israel xalay ka geysatay magaalada Gaza, waxyar kaddib markii ururka Hamas uu madaafiic ku garaacay deegaanno ku yaal magaalada Qudus.

Wararki ugu danbeeyay ee rabshadaha Bariga Qudus iyo duqeymihi xalay loo geystay Gaza waxaa Qahira ka soo diray Xuseen Cusman Zaxnuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Sagaal carruur ah oo ka mld ah 20 qof oo ku geeriyooday duqeymaha Israel