Dowladda Kenya oo debcisaday xayiraadihii socdaalka

Dowladda Kenya ayaa khafiifiyay xayiraadihii xagga socdaalka ee dalkaasi saarnaa todobaadyo, kaddib markii ay soo kordheen kiisaska xanuunka COVID-19.

Inkasta oo ay dawladdu debicisay xayiraadihi xagga duulimaadyada, haddana shirkadaha duulimaadyada iyo xafiisyada tikidhada laga goosto ayaa sheegaya in xayiraaddii ay dawladdu hore u soo rogtay ay saamayn dhinaca dhaqaalaha ah ku yeelatay, siida uu ku soo waramayo wariyaha VOA ee Nairobi Yaasiin Ciise Wardheere.

Your browser doesn’t support HTML5

Kenya oo debcisaday xayiraadihii socdaalka


.