Masar oo xakameyneysa xanuunka COVID19

Xanuunka COVID19 ayaa ku faafay meelo badan oo dunida ah, waxaana dad badan cabsi geliyay masiibadii uu Xanuunka COVID19 u geystay dalka India, waxaana waddamada ku dadaalaya in ay xakameeyaan xanuunkan ka mid ah dalka Masar.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Qaahira inooga soo diray wariyaheenna Hussein Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Masar oo xakameyneysa COVID19