Dad ku dhintay dagaallo ka dhacay Garissa iyo Isiolo

Laba qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen, dhowr kalena ay ku dhaawacmeen dagaalo sokeeye ah oo ka dhacay tuulooyin ku yaala gobalada Garissa iyo Isiolo ee Waqooyiga Bari, dalka Kenya.

Wariyaha VOAda Maxamed Faarax Shire ayaa faahfaahinta sheekadan ka soo diray magaalada Gaarisa.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Isku dhacyada W. Bari Kenya