Warbixin ku saabsan wadahadallada Turkey iyo Masar

Kulan diiradda lagu saareeyay sidii loo soo nooleynlaha xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya dalalka Masar iyo Turkey ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Qaahira.

Xuseen Saxnuuni ayaa warbixinta ku faah-faahinaya wixii looga wad hadlay kulanka labada dhinac.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan wadahadallada Turkey iyo Masar