Australia oo fasaxday qaadashada tallaalka AstraZeneca

Waddanka Australia oo horey uga mamnuucday talaalka AstraZeneca dadka da’adoodu 50 jir ka yartahay ayaa hadda oggolaatay ciddii dooneysa ay qaadan karto, iyadoo maanta albaabada loo furay dhowr goobood oo dalka lagu talaalayo.

Warbixintan waxaa Australia inooga soo direy wariyaheena Ibrahim Omar Baafo.

Your browser doesn’t support HTML5

Australia oo fasaxday qaadashada tallaalka AstraZeneca