Martida Makarafoonka: Go'aankii Golaha Shacabka ee Doorashada

Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa marti ku ah Cabdulqaadir Axmed Nuur oo ka tirsan xarunta Kalkaal ee fadhigeedu yahay magaalada London kana faallooda arrimaha Soomaaliya. Waxaa barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya, Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka