Warbixin ku saabsan Soomaali badan oo sharci la'aan ku ah Australia

Ra'isul Wasaaraha Australia Scott Morrison

Dad badan oo Soomaali ah oo magangalyo doon ahaa, isla markaana tahriib ku soo galay dalka Australia ayaan wali wax sharci ah la siin, kaddib markii ay saameysay siyaasadda soogalootiga ee ay dejisay dowladdii ka horeysay maamulka hadda jira.

Wariyaheena Qaarada Australia Ibrahim Omar Baafo ayaa warbixin arrin ku saabsan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan Soomaali badan oo sharci la'aan ku ah Australia