Dilalka dhallinyarada Soomaalida oo kusoo badanaya Toronto

Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa lagu qabtay laba eedeysane oo loo heysto dilkii wiil Soomaaliyeed oo dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Haabiil Axmed Xasan oo billowgii bishan la dilay.

Wariyaha VOA ee dalka Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan Toronto ka soo direy.

Your browser doesn’t support HTML5

Dilalka dhallinyarada Soomaaliyeed oo ku soo badanaya magaalada Toronto