Warbixin ku saabsan khudbaddii xalay ee Madaxweyne Joe Biden

Khudbaddiisii ugu horreysay ee Madaxweyne Joe Biden ka jeediyo fadhiga wadajirka ah ee Baarlamaanka Mareykanka ayuu kaga hadlay mowduucyo dhowr ah, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen qorshiisa qoysaska Mareykanka, xanuunka COVID19, xakameynta hubka, dib u habeynta booliska, cimilada iyo waxbarashada.

Sahra Cabdi Axmed oo la socotay khudbadda madaxweynaha ayaa warbixintan nooga diyaarisay.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan khudbaddii Biden