Dad badan oo Soomaali ah oo u badan arday waxbarsaho u joogta iyo dad caafimaad u yimid dalka India ayaa hada caqabado dhanka safarka ah la kulmaya, kadib markii wadamo badani ay iska joojiyeen duulimaadyada kaga imanaya wadanka india .
Wariyaha VOA, oo nooga soo warama qaarada Australia iyo koonfurta Asia, Ibrahim Cumar Baafo ayaa la xiriiray Soomaali ku sugan India warbixintana Melbourne kasoo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Caqabadaha Soomaalidu kala kulmeen dhibaatada COVID19 ee India