Hay'adda CPJ ee u dooda xuquuqda wariyeyaasha ayaa ugu baaqday booliiska Kenya inay ilaaliyaan xuquuqda warbaahinta, kadib markii wariye warbixin diyaariyay oo eedaymo booliiska u jeediyay loo diray hanjabaad.
Booliiska Kenya ayaa iyaguna dhankooda eedaasi iska fogeeyey.
Warbixintan waxa Nairobi ka soo dirtay wariyahayaga Intisaar Saalax Xuseen.
Your browser doesn’t support HTML5
CPJ oo Kenya ugu baaqday inay ilaaliso xuquuqda saxaafadda