Martida Makarafoonka: Danjire Jaamac Cabdullaahi Caydiid

VOA microphone

MOGADISHU — Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa marti ku ah Danjire Jaamac Cabdullaahi Caydiid oo ah safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkey. Waxaa barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya, Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka