Warbixin ku saabsan qaadashada tallaalka COVID19 ee Soomaalida Mareykanka

Sheikh Hassan Dhooye

Dalka Mareykanka waxaa dar-dar ku socda qaadashada tallaalka xanuunka COVID 19, iyadoo ku dhowaad kala bar dadka qaangaarka ah ee Mareykanka ayaa la tallaalay, waxaana ka mid ah dadka tallaalka qaadanaya Sooomaalida Mareykanka.

Tiro aan yareyn oo Soomaali ah ay kol horeba qaatay labada cirbadood ee looga hortago COVID 19.

Jacfar Kukay ayaa warbixintan nooga diyaariyay Soomaalida Mareykanka iyo Tallaalka Coronavirus.

Your browser doesn’t support HTML5

Qaadashada Tallaalka iyo Soomaalida Mareykanka