Warbixin ku saabsan xaaladda COVID19 ee dalka Germany

Angela Merkel

Golaha Baarlamanka dalka Germany ayaa ansixiyey sharci ay soo gudbisay Ra'isul Wasaaraha dalkaasi Angela Merkel oo wax weyn lagaga bedelayo sharciyada lagu xakameynayo faafitaanka xanuunka Covid19 oo toddobaadyadii u danbeeyey si aad ah dalka ugu fidayay.

Dhinaca kale Booliiska magaalada Berlin ayay iska hor yimaadeen dad ka dibadbaxayay xeerarkan cusub oo isugu yimi fagaaraha kasoo hor jeeda Aqalka Baarlamanka magaala madaaxda Berlin.

Warbixin ku saabsan amuurtaas waxa magaalada London inooga soo diray wariyaha VOAda Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta xaaladda COVID19 ee dalka Germany