Isu socodka gobollada Canada oo xayiraad lagu soo rogay

Dadka ku nool gobollada Ontario iyo Quebec ee dalka Canada ayaa lagu soo rogay xayiraad dhanka safarka ah, taasoo u diideysa inay u safraan gobollada kale ee dalkaas sababo la xiriira kororka xanuunka COVID-19.

Sida uu ku soo warramayo Wariyaha VOA ee dalka Canada Xuseen Nuur Xaaji, dowladda Federaalka Canada ayaa dhanka kale gurmad deg deg ah u dalabtay gobolka Ontario oo si joogta ah ay u kordhayaan kiisaska COVID-19.

Your browser doesn’t support HTML5

Gobollada Canada oo la kala xiray