Wicitaanka Dhageystaha: Soonka iyo waxyaabaha buriya

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay soonka iyo waxaayabaha buriya, waxaana marti ku ah Sheekh Axmed Sheekh Cumar Sheekh Ibraahim oo loo yaqaan Sheekh Axmed Taajir, oo ah imaamka masjidka Umatul Islaam ee magaalada Minneapolis. Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Soonka iyo waxyaabaha buriya