Qaramada Midoobay oo waląac ka muujisay is-mariwaaga Biya Xireenka GERD

Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay ismari-waaga ka taagan Biya Xireenka Ethiopia ee u dhaxeeya dalalka Ethiopia, Sudan iyo Masar ee loo yaqaan GERD.

Afhayeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Xogahayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutters u si gaar ah arrintaas ula socdo, isaga oo ku baaqay in la taageero dhexdhexaadinta uu wado Ururka Midowga Afrika.

Warbixinta waxaa ka diyaariyay Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Walaaca Qaramada Midoobay ee GERD