UNHCR oo Kenya u Gudbisay Halbeegyo Xal Noqon Kara

Hay’adda Qaxootiga Adduuka Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa dowladda Kenya u gudbisay tilaabooyin ay ku doonayso sidii xal waara oo arrimaha Xuquuqda qaxootiga kuwaasoo ay UNHCR ay ku doonayso in lagu ogaado xal u helidda Qaxootiga ku nool xeryaha Dhadhaab iyo Kakuma ee Kenya. Hadalka UNHCR ayaa imaanaya imanaya xilli uu dhowaan dhamaaday 14 casho oo ay Kenya u qabatay UNHCR inay dalkooda dib ugu celiso qaxootiga ku nool xeryahaasi.

Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan ka soo diray Nairobi.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso War saxaafadeedka UNHCR