Martida Makarafoonka: Xallinta Khilaafaadka

MOGADISHU — Barnaamijka Martida Makarafoonka waxa uu ku saabsan yahay xallinta khilaafaadyada, waxaana marti ku ah Professor Cabdirisaaq Maxamed Aadan oo ah bare ka tirsan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya, Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka