Wareysi: Madaxa Workers Action Center ee Ontario

Dalka Canada, xanuunka COVID-19 ayaa saameeyay shaqaalo faran badan kuwaas oo qaarkood shaqooyinkii waayay, iyagoo hadda ku tiirsan taageero dhaqaale oo ay dowladdu siiso.

Ururrada shaqaalaha ee dalkaas ayaa ka walaacsan xaaladda shaqaalaha.

Deena Ladd, waa madaxa ururka Workers Action Center oo u dooda shaqaalaha gobolka Ontario ee dalka Canada, kaasoo ay hoos tagaan in kabadan 1.2 milyan oo shaqaale. Dad Soomaali ah ayaa xubno iyo hawlwadeenaba ah ka ururkan.

Wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa haddaba xaaladda shaqaalaha ka warreystay Deena Ladd, waxan uu ugu horreyna waydiiyay olole ay ku doonayaan in shaqaalaha lacag la siiyo xilliga ay shaqada xanuun uga maqan yihiin.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Deena Tadd