Shil Tareen oo ay ku dhinteen dad ka badan Sodon qof oo ka dhacay Masar

Shil Tareen

In ka badan Sodon qof ayaa ku geeriyooday, halka 108 qofod oo kalena ay ku dhaawacmeen wadanka Masar, kaddib markii ay isku dhaceen laba Tareen, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan dowladda Masar.

Wabixin ku saabsan arrinkaas waxaa magaalada Qaahira ka soo diray wariyaha VOA Xuseen Cusmaan Saxanuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixibta shilka Masar