Canada oo soo Badbaadisay Baabuur la Xaday

Canada Flag

Booliska magaalada Toronto iyo magaalooyinka u dhow ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa sheegay in ay howlgallo ku soo celiyeen gawaari la xaday oo lagu qiimeeyay malaayiin dollar.

Soomaalida deggen magaalada Toronto ayaa ka mid ah dadka gawaarida laga xaday.

Wariyaheena Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan Toronto inooga soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Booliska Canada oo soo Badbaadiyey Baabuur la Xadey