Biden oo Khudbaddiisii ugu Horreysay u Jeediyey Shacabka Maraykanka

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay shacabka Mareykanka u jeediyay, khudbaddiisii ugu horreeyay ee uu xilli fiid ah kula hadlo dadweynaha, tan iyo marki uu xafiiska qabtay muddo hadda laga joogo 50 maalmood. Biden ayaa khudbaddiisa kusoo beegay hal-sano guuradi kasoo wareegatay marki uu Mareykanka ka dillaacay cudurka COVID-19 oo muddo sannad gudihiis ah Mareykanka ku dilay in ka badan nus malyuun qof.

Haddaba, nuxurka khudbadii Biden ee xalay oo socotay muddo 24 daqiiqo ah, waxaa warbixintaan nooga diyaaryay wariyaha VOA Jacfar Kukay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Khudbadda Biden