Ciyaaro kubadda cagta ah oo lagu soo geba-gabeeyey Jigjiga
Koobka
JIGJIGA —
Waxaa caasimadda dowlad deegaanka Soomaalida ee Jigjiga lagu soo geba-gabeeyay tartankii 8-aad ee ciyaaraha DDS iyadoo koobkana ay qaadeen kooxdii ka socotay maamulka magaalada jigjiga, oo gool ku laad kaga badiyay kooxda kubada cagta ee gobolka Jarar.