Maamulka Biden oo Xaddiday Duqeymaha Drones-ka ee Somalia

Wargeysyada Washington Post iyo New York Times ayaa qoray in maamulka madaxweyne Biden uu xadiday duqeymaha ay diyaadaha drone-ka Maraykanka ka geystaan gudaha waddamada Somalia, Yemen iyo Libya. Biden ayaa amray in inta aanay duqeyni dhicin marka hore aqalka cad laga helo oggolaansho. Talaabadan ayaa maamulka Biden uu ku doonayaa inuu ku dhimo ama ku yareeyo khasaaraha ay geystaan diyaaradaha drone-ka.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyo Ogolaanshaha Weerarada Drones-ka