Fashil ku yimid shirkii Ra'isul Wasaare Rooble iyo Midowga Musharraxiinta

Rooble iyo Musharaxiinta

Rooble iyo Musharaxiinta

Waxaa xalay saqdii dhexe natiijo la’aan ku dhamaaday shirkii u dhexeeyay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharrixiinta, kaasoo looga hadlayay qodobbada doorashada la xiriira ee wali leysku mari la’yahay.

Wariyaha VOA, Jacfar Kukay ayaa warbixintan ka diyaariyay kulankii xalay lagu kala tagay.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirkii dowladda iyo mucaaradka oo fashilmay