Jabuuti oo heshiis koronto la saxiixatay shirkad Kenyan ah
Koronto
NAIROBI —
Dalka Djibouti oo ka mid ah meelaha adeegga korantadu ugu qaalisan yahay dunida ayaa dhawaan heshiis la gashay shirkadda soo saarta Tamarta Korontada dalka Kenya ee magaceeda loo soo gaabiyo (KenGen).