Soomaali ka faa'iideysanaya geela Australia oo Online lagu kala iibsanayo
MELBOURNE —
Dalka Australia ayaa waxaa laga hirgaliyay Suuq casri ah oo qaab Online ah loogu kala iibsanayo geela duur joogta ah ee ku nool dalkaasi.
Ganacsade Soomaaliyeed uu muddo ka badan 20 sanno ka ganacsanayey hilibka geela ayaa sayladan u arka mid u fudud oo uu kaga maarmikaro safarrada uu u gali jiray soo iibsashada geela.
Warbixintan arrinkan ku saabsan waxaa noo soo diray wariyaha VOA ee qaarada Australia Ibrahim Cumar Baafo.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixinta Geela Australia ee Online-ka lagu kala iibsado.