Barn. Martida: Muranka ka Taagan Doorashada Soomaaliya
MOGADISHU —
Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan waxa aynu ku eegeynaa arrimaha cakiran ee doorashada Soomaaliya. Waxaa soo diyaariyay halkanna ka soo jeedinayay Cabdicasiis Axmed Barrow.